Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaabka Loo Celinayo Qaxootiga Dhadhaab oo la Dhaliilay


Dawladaha Kenya iyo Soomaaliya iyo Hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR ayaa mar kale ugu baaqay waddamada deeqaha bixiya inay ka dhabeeyaan ballanqaadyadii ay hore u sameeyeen ee ku saabsan dib u dejinta qaxootiga doonaya inay dib ugu laabtaan Soomaaliya.

Maalintii shalayna hay’adda xuququda aadanaha ee Kenya ayaa sheegtay in qaabka loo celinayo dadka Soomaalida ah ee qaxootiga inaysan waafaqsanayn heerarka caalamiga ah oo dadkaasi la cabsi-geliyo lana cadaadiyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Baaq loo Diray Dalalkii Deeqaha Ballan qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

XS
SM
MD
LG