Isku xirrada

Obama oo Maanta dalka Cuba Booqanaya


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagaya magaalada Havana ee dalka Cuba, wuxuuna noqonayaa madaxweynihii u horreeyey ee Maraykan ah ee dalkaasi booqda muddo ku dhow 90 sannadood.

Warbixintan waxaa inoo haya Ismaaciil Xuseen Farjar.

XS
SM
MD
LG