Isku xirrada

Wareysi: Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya


Caynte

Caynte

Wasiirka ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii loo kobcin lahaa guud ahaan dhaqaalaha dalalka Islaamka oo lagu qabtay Istanbul..

Magaalada Istanbul ee dalka Turkey ayaa waxaa shalay lagu soo gaba-gabeeyay shir looga hadlayay sidii loo kobcin lahaa guud ahaan dhaqaalaha dalalka Islaamka.

Shirkaasi oo uu soo qaban qaabiyay ururka dalalka Islaamka ee OIC waxaa Soomaaliya uga qaybgalay wasiirka qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu ugu warramay Studiyaha VOA ee magaalada London oo wasiirku uu nagu soo booqday.

XS
SM
MD
LG