Barnaamijka Waa Go'aankaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay shir uu madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama uu la qaatay 500 oo hogaamiyeyaal da'yar oo reer Afrika ah. Barnaamijka ay dhallinyaradani u timid ayaa lagu magacaaba YALI oo ah hindise uu madaxweyne Obama la yimid.
Shirka ay dhallinyaradani u timid ayaa ah mid sanadle ah oo ka dhaca magaalada Washington ee xarunta dalka Maraykanka.
Barnaamijka oo dhan, hoosta ka dhageyso.