500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka.
Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa hogaamiyayaasha dhalinta Africa.
4 ka mida dhalintaasina waa Soomaali .
Khadiija Ciise Faracade oo ka mida ddhalinyaradaasi ayaa Falastiin Axmed Iimaan uga warantay qorshaha ay ku yimaadeen Maraykanka.