Isku xirrada

Qulqulka Soomaalida waxbaratay ee tagaya dibadaha.


 Soomaali tahriibaya

Soomaali tahriibaya

Sanadba sanadka ka dambeeya waxa sii badanaya dadka Soomaalida ee ku hamiyaya inay u dhoofaan Qurbaha iyagoo adegsanaya dariiqoyin kala duwan, ha ugu badnaato tahriibta oo ay kumanaan dad ah oo dhalin yaro u badani sanad walba naftooda u huraan sidii ay wadamada reer galbeedka ku gaadhi lahaayeen.

Hadaba maxay tahay saamaynta ka dhalan karta marka ay wadamada ka dhoofaan dadka wax bartay iyo kuwa xoogga ah amaba kuwa dhaqaalaha haysta.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan arimahaasi ku saabsan inoo diyaarisay.

XS
SM
MD
LG