Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Khilaafka Madaxda Dowladda


Khilaafka ka dhex aloosan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa weli taagan.

Siyaasiyiinta iyo shacabka Somalia ayaa walaac ka muujinaya khilaafkan, iyagoo u arka inuu sii fogeynayo rajadii laga qabey in waddanka uu si rasmi uga baxo fowdadii uu ku jirey.

Weriyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa magaalada Muqdisho wareysi kula yeelatey Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye oo ka tirsan baarlamanka federalka Somalia.

Waxayna ugu horeyn weydiisey waxa uu salka ku hayo khilaafka madaxda sare ee dowladda.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00

XS
SM
MD
LG