Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Shir Madaxeedka Africa Iyo Mareykanka


Dowladda Mareykanka ayaa marti gelineysa shir madaxeedkii ugu horeeyay ee hogaamiyeyaasha dalalka Africa iyo Mareykanka ay isugu yimaadaan.

Shirkaasi oo ka dhacaya magaaladan Washington 5 iyo 6 bisha Agust sanadkan 2014ka ayaa dowladda mareykanka ay ku dooneysaa inay ku xoojineyso xiriirka Africa ee dhinaca ganacsiga iyo maal gashiga isla markaana lagu muujiyo sida mareykanka ay uga go’antahay gacan ka geysashada degenaanshaha Africa, horumarka dadkeeda iyo dimooqraadiyadda .

Haddaba inagoo inta uu socdo shirka hadba warbixinno idinkaga soo gudbin doona, Ayaan maanta idiin heynaa warbixin aan gogol dhig uga dhigeyno Shirkan.

Waxaa inoo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya wariyeheena Maxamed Colaad Xassan. halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:22 0:00

XS
SM
MD
LG