Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain: Dugsiyo Lagu Eedeeyay Xagjirnimo


FILE - Traditional black London cabs are seen driving across the British capital's Tower Bridge July 23, 2012.
FILE - Traditional black London cabs are seen driving across the British capital's Tower Bridge July 23, 2012.
Warbixin uu soo saaray xafiiska kormeerka iyo dabagalka hanaanka waxbarashada Dugsiyada dalka Boqortooyada Britain ayaa ku eedaysay shan dugsi oo ku yaalla Birmingham ee dalka Britain inay ay ardayda baraan xagjirnimada.

Arrintan ayaa walaac badan ku abuurtay waalidiinta iyo ururada islaamiga ah ee dalka Britain.

Mukhtaar Sheekh Cismaan oo ah Madaxa Akaadiimiyada Iqra ee magaalada London ayaa VOAda uga warrmay saamaynta ay arrintan yeelan karto, isla markaana tilmaamay in arrintani ay tahay mid lagu xumaynayo dadka Muslimiinta ah, waxa kale oo uu xusay in warbixintan ay ku lug leeyihiin dad tira yar oo aan jeclayn wada noolaanshaha bulshada ku nool Britain.

Warysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00
XS
SM
MD
LG