Isku xirrada

Faaqidaadda: Muranka Golaha Wakiilada Somaliland


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhawaan ka dhex abuurmay xubnaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, oo ismari-waa xoog badani uu ka jiray toddobaadyadii u dambeeyey.

Barnaamijka waxa inala socodsiinaya wariyeheena Ismaaciil Xuseen Farjar oo Hargeysa inoogu soo diyaariyey.

XS
SM
MD
LG