Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Aas-aaskii Ciidanka Badda ee Somalia


Maalintii shalay ahayd ee ay bisha February 10ka ahayd waxa ku beegnaa aas-aaskii ciidanka badda ee Somalia. Ciidanka ayaa intii dawladii dhexe ee Somalia ay dhisneyn kaalin ka qaatay ilaalinta xeebaha, isla markaana ka qeyb qaatay dagaalkii Somalia iyo Ethiopia ee sanadkii 1977kii.

Haddaba aas-aaskii ciidanka iyo sidii uu u shaqeyn jiray ayaa waxa Maxamed Cabdi Sadnhere uu ka wareystay Cumar Aadan Axmed oo sarkaal sare ka ahaa ciidanka badda ee Somalia, fadhigiisuna ahaa magaalada Kismayo ee gobolka Jubadda Hoose. Cumar waxa uu ku sugan yahay magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00
XS
SM
MD
LG