Isku xirrada

Banraamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #198


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonno qeybtii ugu dambeysay ee taxanihii ku saabsanaa dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu ay dhex-marto.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG