Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuwait: Warmurtiyeedka Baarlamaanada Carabta


Shirkii 20aad ee baarlamaanada Carabta ayaa maalintii shalay ahayd lagu soo gababeeyey dalka Kuwait. Warmurtiyeedkii shirka ayaa lagu sheegay in baarlamaanku uu wafdi u diri doono dalalka xubnaha ka ha golaha ammaanka si ay ugu sharxaan dhibaatada ay qabaan reer Falastiin.

Shirku waxa kale oo ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin ta Somalia.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa Qaahira inooga soo diray Wariyaha VOAda Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00
XS
SM
MD
LG