Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dad ku Dhintay God Dumay


God laga qodo carrada dhismaha oo ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 3 qof, halka tiro kalena ku dhaawacantay.

Dad goobjoog ahaa ayaa waxay VOA u sheegeen in labo baabuurta xamuulka ah iyo shaqaalihii saarnaa ay carradu ku duntay ilaa iyo haddana ay dadka qaarkood carrada hoosteeda ku jiraan.

Dadkii daawacmay ayaa waxa loo qaaday cisbitaalka Keysenay ee magaalada Muqdisho.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00
XS
SM
MD
LG