Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij Gaar ah: Cudurka Dabaysha


Dadaalka caalamku ugu jirey in gebi ahaanba cudurka dabaysha looga ciribtiro adduunka ayaa khatar weyni soo wajahdey sannadkan, markii virus-ka cudurka dhaliya mar kale lagu arkey dalal ku yaala Geeska Afrika. Waddamadaasi waxaa ka mid ah Somalia, Kenya iyo Ethiopia.

Qaramada Midoobay iyo mas’uuliyiinta caafimaadka Somalia waxay sheegayaan in tirada dadka laga heley xanuunkan dabaysha ee Somalia ay si weyn sare ugu kacdey, ayna gaareyso ku dhowaad 200 oo xaaladood.

Waxaan idin soo gudbineynaa barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegeyno khatarta cudurkan, kiisaska cusub ee laga heley Somalia, qaabka looga hortagi karo iyo sidii bulshada loo wacyigelin lahaa.

Qeybta 1aad ee taxanaha barnaamijyadaasi waxaa inoo haysa weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Seynab Abuukar Mohamed.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:49 0:00

Qeybta 2aad ee taxanaha barnaamijyadaasi waxaa inoo haya weriyaha VOA ee magaalada Hargeysa Cabdixakin Maxamud Shirwac.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:01 0:00

Qeybta 3aad ee taxanaha barnaamijyadaasi waxaa inoo haya weriyaha VOA ee magaalada Garowe Nuux Muuse Birjeeb

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:57 0:00
XS
SM
MD
LG