Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dibadbaxyo Turkiga lagu Taageerayo


Tarsan oo Dhalliilay Waxqabadka Hay'adaha Qaar
Tarsan oo Dhalliilay Waxqabadka Hay'adaha Qaar
Magaalada Muqdishu maanta waxaa ka dhacay bannaanbax lagu cambaaraynayey weerarkii maalintii Sabtidii loo gaystay dhismaha ay degganaayeen shaqaalaha safaaradda Turkiga ee Muqdishu.

Dhinaca kalena, laba qarax ayaa manata ka dhacay jidka Maka Al-Mukrama kuwaasi oo lala beegsaday nalalka tamarta cadceedda ku shaqeeya ee waddooyinka la suray.
Seynab Abuukar ayaa warbixntan nooga soo dirtay Muqdishu.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00
XS
SM
MD
LG