Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Ciyaaraha: Falaqeyn ku Saabsan NBA


Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxa aad gabi ahaanba todobaadkan ku maqli doontaan falanqeyn ku saabsan ciyaaraha NBA-da Mareykanka oo todobaadkii hore ay kooxda Miami Heat ku guuleysatay.

Madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow oo ciyaaraha aad ugu dhuun dalool meelo kala duwan oo caalamka ahna ciyaarta kama ciyaaraha kama-danbeysta ah ee NBA-da kala socday ayaa Maxamed Colaad Xasan la falanqeynaya ciyaarahaas.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00
XS
SM
MD
LG