Isku xirrada

War Deg-Deg ah

NBA: Miami oo laga Naxsaday iyo San Antonio oo Baxsatay


Kooxda Kubadda Koleyga Mareykanka ee Miami Heat oo difaacaneysa koobka NBA-da ayaa waxaa dharbaaxo xoogaan ku dhufatay kooxda Chicago Bulls oo dhaawac iyo jirro ay laacibiinteedu la il-daran yihiin.

Kooxda San Antonio Spurs-na waxa ay kulan xiiso badan oo ay la yeelatay kooxda Goldan State Warriors ay uga baxsatay si dirqi ah ka dib markii laba mar ciyaarta lagu daray daqiiqado dheeri ah.

Falanqeyn ku saabsan ciyaarahaas iyo natiijooyinkoodaba halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00
XS
SM
MD
LG