Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garissa: Howlgaladii Amniga oo lasii Balaariyey


Magaalada Garissa Waxaa ka soconaya howlgalo lagu sugayo amniga magaaladasi iyo guud ahaanba gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Maamulka magaalada Garissa ayaa sheegay inay ka daba tagayaan dadka falalka amni darada ah ka geysanaya gobolka ee u cararaya dhinaca degmooyinka kale ee gobolka iyo xeryaha qaxootiga.

Warbixinta oo faahfaahsan ka dhagayso hoosta.


please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00
XS
SM
MD
LG