Isku xirrada

Libya: Magacyada Dadkii Dhintay oo la Shaaciyey


Danjiraha Somalia ee fadhiya dalka Libya ayaa VOA u sheegay magacyada dadkii ku dhintay baabuurkii xamuulka ahaa ee dalka Libya.

Danjiraha ayaa sheegay in tiradu ay wali sideedii tahay, taasoo ahayd 10 wiil iyo 6 gabdhood. Dadkii dhaawaca ahaa ayuu danjiruhu sheegay in dhaawacoodu uu fudud yahay, iyada oo hal wiil oo kaliya uu bowdada ka jabay.

Dadka dhintay waxa ka mid ah:

1- Cali Cabdulle Xirsi

2- Xasan Cusmaan Jeylaani

3- Maxamed-deeq Barkhad Cali

4- Cabdiraxiim

5-Askar

6-Muuse

7-Sugaal

8-Siciid

9-Axmed

10- Axmed-khadar

11- Sacdiya Maxamuud Xasan

12- Labo gabdhood oo watay magaca Saamiya

13-Yaasmiin

14- Xaawo

15- Aasiya Cusmaan

Wareysigan oo Sahra Ciidle Nuur ay la yeelatay Danjire Cabdiqani Wacays hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG