Isku xirrada

Wicitaanka: Colonel Cali Xaamud


Barnaamijka Wicitaank waxa marti inoogu ah Af-hayeenka Ciidamada AMISOM, Colonel Cali Xaamud oo ka hadlaya wax-qabadkii ciidanka AMISOM ee shan sano u buuxsantay joogistooda Somalia .

Afhayeenka waxa su'aalo weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG