Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xilligii KMG Somalia oo Maanta ku eg


Wasiirka Dastuurka DKMG ayaa sheegay in ku-meelgaarnimadii Somalia ay maanta ku egtahay, 26ka iyo 27ka bishana la doono Gudoonka Baarlamaanka.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in doorashada madaxweynaha laga yaabo inay dhacdo 30ka bishan ama 3da bisha September ee soo socota.
Tirada xildhibaanada ee illaa hadda la hayo ayaa ah 250 xildhibaan, walina waxa sii socda murankii ka taagnaa xubnihii laga reebay, iyo tirada dumarka loo qoondeeyey.

Wareysiyo arintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:04 0:00
XS
SM
MD
LG