Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay sababaha ay Puntland ku diidan tahay in la dhameystiro hannaanka deyn cafinta oo heer gaba gaba ah mareysa. Haddaba, waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ah Wasiirka Maaliyadda ee Puntland.