Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jawaabta laga bixiyay dhibaatooyinka ay daadadku ka gaysteen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay: Muranka siyaasadeed ee weli ka taagan arrimaha doorashooyinka Puntland, ee salka ku haya nooca doorasho ee ay tahay in la qabto.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Dhibaaooyinka ay daadadku ka gaysteen Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa maanta mar kale ku eegeynaa; Muranka iyo xiisadda siyaasadeed ee ka oogan Puntland ee ku aadan doorashada madaxtinimo.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa; Guulaha iyo Caqabadaha dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto Al-shabab.
Waxaa sii kordhaya muranka doorasho ee hareeyay maamulka Puntland, kadib markii siyaasiyiinta mucaaradka ay cadaadis ku saareen madaxweynaha Puntland inuu qabto doorasho la mid ah tii uu isaga ku yimid ee habka xildhibaannada ay odeyada soo xulaan.
Banaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan ku eegeynaa; Doorka Dalaka Deriska ah iyo dagaalka lagula jiro Ururka al-Shabab.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka oo aan ku eegeyno siyaasadda Jubbaland. Aaden Maxamed Salaad ayaa Kismaayo ka soo diray.
Ku soo dhowaada barnaamijka faaqidaada toddobaadka oo ku saabsan doorka maamul goboleedada ee hawl-galka ka dhanka ah ururka al-Shabab, waxaa innala socodsiinaya Khadar Maxamuud Xareed oo ku sugan Nairobi
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo waxaan maanta ku eegeyna isbedelka ay dowladda Soomaaliya ku sameysay istraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah al-Shabab.
Kuwo kale