Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:20

War / Soomaaliya

Madaxweynaha oo Wareysi Gaar ah Siiyay VOA

Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh
Qiyaasta qoraalka - +
Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa VOA siiyay wareysigii ugu horreeyay ee ay la yeelato warbaahinta ku hadasha afka-Soomaaliga.

Xasan Sheekh ayaa wareysiga uga hadlaya arrimo ay ka mid yihiin, doorashadiisii, ra'iisul-wasaaraha cusub, al-Shabaab, talaabooyinka ugu horreeya ee uu qaadi doono, wadahadaladii Somaliland iyo TFG iyo waliba qaraxyadii uu dhawaan ka bad-baaday.
Haddaba wareysiga oo ay qaaday weriyaha VOA Mogadishu, Seynab Abuukar qeybta hoose ka dhageyso.

Dhageyso wareysiga madaxweynaha
Loading
12:00:00 / -:--:--


Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.