Sanadba sanadka ka dambeeya waxa sii badanaya dadka Soomaalida ee ku hamiyaya inay u dhoofaan Qurbaha iyagoo adegsanaya dariiqoyin kala duwan, ha ugu badnaato tahriibta oo ay kumanaan dad ah oo dhalin yaro u badani sanad walba naftooda u huraan sidii ay wadamada reer galbeedka ku gaadhi lahaayeen.
Hadaba maxay tahay saamaynta ka dhalan karta marka ay wadamada ka dhoofaan dadka wax bartay iyo kuwa xoogga ah amaba kuwa dhaqaalaha haysta.
Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan arimahaasi ku saabsan inoo diyaarisay.
Embed
share
Brain Drain
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:08:10
0:00
Direct link