Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Xasan oo Turkiga Xaalad Caafimaad u Tagey


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta baadhitaan caafimaad loogu qaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya.
Af-hayeenka Madaxtooyada ahna la-taliyaha madaxweynaha Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan "Yariisow" ayaa u sheegya VOA in walaac uusan ka jirin xaaladda caafimaad ee madaxweynaha, balse uu u tagay uun taxaddar.
Waraysiga hoos ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00
XS
SM
MD
LG