Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida iyo Madaxweynaha Djibouti


Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Madaxweynaha Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:02 0:00

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Geelle ayaa wareysi uu siiyay barnamaijkan ku sheegay in dowladdiisu ay ciidamo dheeraad ah muddo 3 toddobaad gudohood ugu dirayso dalka Somalia, si ay u sii xoojiyaan ciidamada Djibouti ee ku sugan Beledweyne.

Madaxweynaha Djibouti wuxuu sheegay inuu socdo qorshe ay wadaan ciidamada Djibouti iyo dowladda Soomaaliya oo la doonayo in ururka al-Shabab looga qabsado degmada Buulo-Barde ee gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Djibouti wuxuu sidoo kale wareysiga uga hadlay muranka u dhaxeeya dowladdaiisa iyo mucaaradka Djibouti iyo sida lagu xalin karo, isagoo sidoo kale ka hadlay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaa khilaafka madaxda Soomaalida dhexmara, nidaadmka federaalka ee Soomaaliya iyo qodobo kale.

Qeybta danbe ee barnaamijkana wuxuu madaxweyne Geelle kaga hadlayaa heerka fanka Soomaalida, iyadoo khadka taleefonkana uu soo galay fannaanka Xasan Adan Samatar.

Wareysigan waxaaa qaaday Cabdicasiis Xuseen.

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Madaxweynaha Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:02 0:00
XS
SM
MD
LG