Talaado, Bisha Labaad 09, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 04:24

    War / Afrika

    Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

    x
    Ramadan Moussa
    Xisbiga siyaasadda PND ee Jamhuriyada Djibouti ayaa u kala jabay 2 garab. Xubno ka tirsan xisbiga ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen guddoomiye Adan Rooble Cawaale oo in badan xilkaasi hayay, guddoomiyena u doorteen Cabdiraxmaan Maxamed Alaale.

    Balse talaabadaasi waxaa ka horyimid Aadan Rooble wuxuuna ku adkaystay inuu isagu yahay guddoomiyaha sharciga ee xisbiga PND.

    Laba wareysi oo weriyaha VOA Djibouti uu la yeeshay C/raxmaan iyo Aadan, qeybta hoose ka dhageyso.
    Dhageyso labada wareysi
    Dhageyso labada wareysii
    || 0:00:00
    ...    
     
    X
    QUBANAHA

    QUBANAHA