Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gudniinka Fircooniga ah iyo Dhibtu uu ku Hayo Gabdhaha Afrika


Wadamada ku yaala qaarada Africa ayaa inta badan la sheegaa in ay yartahay tirada gabdhaha loo diro dugsiyada waxbarasho, iyadoo sababtuna ay la xidhiidho caqabado ay ka mid yihiin awooda dhaqaale ee qoysaska, adeega guri oga oo aan qaarkood looga maarmin, dhaqan iyo caadooyin soo jireen ah oo qoomiyadaha qaar aamin san , iyo guurka deg dega ah oo gabdhaha qaar ay sanadaha hore ee wax barashada kaga tagaan dugsiyadaArimahaasi.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00
XS
SM
MD
LG