Thursday, July 31, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 08:20

War / Soomaaliya

Madaxweyne Faroole oo Urur Siyaasadeed ku Dhawaaqay

Ururkan oo lagu magacaabo Horseed ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee laga sameeyo maamulka Puntland

x
Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo in muddo ahba ka hadlayey in la soo gaaray xiligii Puntland ay u gudbi lahayd hanaanka xisbiyada oo ay ka gudbi lahayd hanaanka qabiilka ku saleysan ayaa noqday siyaasigii ugu horeeyey ee sameysta urur siyaasadeed.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.