Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 22:43

War / Soomaaliya

Puntland: Waxgarad ka Hadlay Arrinta Jubbooyinka

PuntlandPuntland
x
Puntland
Puntland
Qiyaasta qoraalka - +
Dadkan oo isugu jiray aqoonyahanno, odayaal iyo qurbo joog ayaa sheegay in hanaanka federaalku uu yahay ka ugu habboon ee dalka lagu dhaqi karo.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoos ka dhageyso.