Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 18:23

War / Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa soo Dhaweeyey Ra'iisal Wasaaraha Cusub

x
Qiyaasta qoraalka - +
Maamulka ayaa sheegay in ay dhawrayaan sida Ra'iisal Wasaaraha cusubi u dhaqan galiyo hanaanka federaalka iyo heshiisyadii maamulada iyo dawladdu ay gaareen.
Dhinaca kale, dadweynaha ku dhaqan magaalada Boosaaso iyo kuwa ku dhaqan Muqdisho ayaa dhamaan soo dhaweeyey magacaabista Cabdi Faarah Shirdoon (Saacid).

Warbixinta oo dhan hoosta ka dhageyso.