Saturday, March 07, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 00:30

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Faaqidaadda-Toddobaadka

Faaqidaadda: Kulankii bur buray ee Istanbuul

06.03.2015 16:31
Hore 

Faaqidaada Toddobaadka: Hanjabaadda Ururka alshabaab

Toddobaad ka hor ayaa ururka Al-Shabab magaalada Muqdishu ka gaysteen qaraxyo ay ku hoobteen dad ku dhow 30 qof, waxayna ku hanjabeen inay sii wadayaan weeraradaasi. Maalintii xigtayna Al-Shabab waxay soo saartay filim cusub

Faaqidaadda: Shirka Xagjirnimada ee Aqalka Cad

Magaalada-tan Washington waxaa shalay lagu soo gaba-gabeyay shir caalami ah oo lagaga hadlayay ka hortagga xag-jirnimada, kaasoo ka socday aqalka cad iyo wasaaradda arrimaha dibadda.

Faaqidaadda: Dhismaha Xukuumada Cusub

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan waxuu ku saabsan yahay xukuumada cusub iyo waxa ay ku qabankarto mudda dhiman.

Faaqidaada: Joojinta Xawaaladaha Soomaalida

Barnaamijka Faaqidaada Toddobaadka wuxuu ka hadlayaa Xawaaladaha Soomaalida iyo saamaynta uu ku keenayo in la joojiyey qaar ka mida baanankii la shaqayn jiray dalkan Maraykanka.

Faaqidaada: Xukuumadda Cusub iyo Baarlamaanka

Barnaamijka faaqidaada waxaanu todobaadkan ku eegaynaa xukuumadda uu soo dhisay R/wasaare Cumar Cabdirashiid iyo caqabadaha ay kala kulmi karaan Baarlamaanka oo la hor keeni doono si uu u ansixiyo.

Faaqidaadda: Saameynta Turkiga ee Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay saameynta dalka Turkiga ee Soomaaliya.

Faaqidaada: Doodda Puntland iyo Dhismaha Gobollada Dhexe

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ayaa ku saabsan xukunka Puntland ee Siyaasiyiinta ka qaybgalay shirka Maamul u samaynta Gobollada Dhexe iyo Jawaabaha laga bixiyey.

Faaqidaadda: Weerarka Paris

Barnamaijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Samayanta weerarka Paris uu ku yeelan karo xiririka mujtamaca reer Galbeedka iyo Muslimiinta ku nool Yurub.

Faaqidaadda: Halkee Ayey Soomaalidu Hiigsan Kartaa 2015-ka

Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku saabsan waxa dadka Soomaaliyeed, shicib iyo dowladba, ay qabsan karaan sanadkan hadda billowday ee 2015-ka.

Faaqidaadda: RW Sharmarke iyo Xilka Cusub

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay magacaabista RW Sharmarke, waxa uu qaban karo, iyo sida looga fogaan karo ismaandhaaf ka dhex dhasha isaga iyo madaxweynaha.

Faaqidaadda: Magacaabista RW Sharmarke

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waxa Ra'iisal Wasaaraha cusub, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke u sahli kara inuu hawshiisa qabsado, iyada oo aan khilaaf ka dhex dhalan isaga iyo Madaxweynaha.

Faaqidaadda: Weerarada Al-shabab ee Gudaha Kenya

Maliishiyaadka kooxda Al Shabab ee dalka Somalia ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilka ku dhawaad 60 qof oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ka dhacay waqooyiga bari ee Kenya.

Faaqiddaada: Khilaafka Madaxda Dawladda

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadku wuxuu ku saabsan yahay Khilaafka u dhexeeya Madaxda Dawladda Soomaaliya

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Sare ee Somalia

Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa khilaafka weli ka dhex aloosan madaxda sare ee Somalia iyo doorka baarlamanka uu ka qaadan karo xal u helista khilaafkaasi.

Faaqidaadda:Muranka Madaxda Dowladda

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan ayaan ku eegeynaa Muranka ka dhex jira Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, iyo sida xal looga gaari karo.

Faaqidaadda: Mooshin ka Dhan ah R/W Abdiweli Sh. Ahmed

Mooshin ka dhanka ah Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa iyo 140 xildhibaan ayaa saxiixey mooshinka.

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda iyo Fahamka Dastuurka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaa ka qeyb galaya Prof. Xuseen A. Warsame, Prof. Maxamuud Macallin iyo Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Faaqidaadda: Dood ku Saabsan Fanka Soomaaliyeed

Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxan ku eegeynaa dood dhex martay Cabdi Good, Idaajaa, iyo Laab saalax

Heshiiska DF Somalia iyo Maamulka Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaa uu ku saabsan yahay heshiiskii dhowaan Garowe ay ku kala saxiixdeen Dowladda Somalia iyo Maamul Goboleedka Puntland

Faaqidaadda: Qabsashadii Puntland ee Galgala

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadkan waxaan ku eegeynaa hawlgalkii dhowaan ciidamada Puntland ay ku qabsadeen buuraha Galgala

Faaqidaadda: Duqeynta ka dhanka ah Daacish

Barnaamijka Faaqidaada toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay isbahaysiga uu Maraykanku hoggaaminayo ee duqeynta cirka ah ku bartlmaameedsanaya kooxda Daacish ee Syria iyo Ciraaq. Isbahaysiga waxaa ku jira waddamo Carab ah.

Faaqidaadda: Dhalinyarada iyo ku Biirista Kooxaha Xag-jirka

Barnaamijka Faaqidaadda toddoobaadkan waxaan ku eegeynaa dhibaatada dhalinyarada Soomaalida ee ka taga waddamada Yurub iyo Mareykanka ee ku biiraha kooxha xagjirka ee dunida ka jira

Faaqidaadda: Obama iyo Dagaalka ISIS

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa Madaxweyne Barack Obama oo jeediyey khudbad uu ku shaaciyey istaraatijiyad dagaal oo ka dhan ah ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Faaqidaadda: Saameynta Dilka Axmed Godane

Waxaa Barnaamijka ka Qeybgalya Sh Cali Maxamud Sh Cali Wajiis, Cabdishakuur Mire Adan iyo Agaasimaha Machadka Heritage Cabdirahman Yusuf Ceynte

Faaqidaadda: Hub ka dhigista Muqdisho

Barnaamijkeena Faaqidaada waxaynu toddobaadkan ku lafa-guraynaa hub ka dhigista dawladda Somaliya ay ka waddo magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida aragtiyaha ka dhashay sida hawl-galkaasi u socdo.

Faaqidaada: Kulan Dadweyne oo ku Saabsan Dabaysha

Barnaamijka Faaqidaaddu Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay Kulan dadweyne oo ay VOA ku qabatay Magaalada Hargeisa oo lagaga hadlayo Cudurka Dabaysha.

Faaqidaadda: Dhalinyarada Hoggaamiyaasha Afrika

Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxuu ku saabsanyahay awoodsiinta iyo horumarinta waxbarashada gabdhaha d'da yar ee Africa oo ay Marwada madaxweynaha Michelle Obama kusoo gabagabeysay shirkii muddada uga socdey Washington Dhalinyarada Africa

Faaqidadda: Xiriirka USA iyo Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda wuxuu ku saabsan yahay xiriirka Somalia iyo Maraykanka kaddib markii uu danjiraha cusub ee Somalia uu Madaxweyne Obama u gudbiyay warqadihiisii aqoonsi

Barnaamijka Faaqidaadda: Amni darada Muqdisho.

Barnaamijkeena Faaqidaada Todobaadka waxaan ku eegaynaa amni darada ka jirta magaalada Muqdisho iyo Talaabooyinka ay u qaadeen madaxda dowlada ee ay wax uga qabanayaan amniga Muqdisho

Faaqidaadda: Gaabiska Shaqada Baarlamaanka

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay gaabista howlaha baarlamaanka Soomaaliya. Baarlamaanka waxaa laga sugayay inay anxisiyaan ilaa 40 sharci labada sanno ee ugu horreeysa, balse ilaa imika waxay ansixiyeen 7 sharci.

Faaqidaadda: Weerarkii Mpeketoni ee Kenya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddoobaadka waxaa uu ku saabsan yahay weerarkii dhowaan ka dhacay magaalada Mpeketoni oo ka tirsan maamulka Degaanka Lamu ee dalka Kenya. Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa uu sheegey in kooxda Al Shabb oo horey u sheegatey weerarkan aaney ka dambeyn.

Faaqidaadda: Dagaalada Shabeellaha Hoose

Muxuu salka ku hayaa dagaalkan? Maxaase xal looga gaari la'ayahay oo ay muddo la soo jiitamayeen? Muxuuse yahay doorka dowladda? barnaamijkeena Faaqidaadda Todobaadka arrimahaasi ayuu ku saabsan yahay

Faaqidaadda Toddobaadka: Waxbarashada Sare iyo Shaqada

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waxbasharada heerka jaamacadeed iyo sida shaqo ay u helaan marka ardayda Soomaalida ee qurbuhu ay jaamacadaha ka soo qalin jabiyaan.

Faaqidaadda: Dhalinyarada iyo Qurbaha

Barnaamijka faaqidaadda todobaadka waxaanu ku eegi doonaa mashaakilka ay la kulmaan dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha.

Faaqidaadda iyo Shirweynaha Amniga Qaranka

Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyey shirweynihii Xoojinta Amniga Qaranka.Baraanmijka faaqidaadda ee todobaadkan ayaan ku eegayna natiijada shirkaasi.

Faaqidaadda: Ciidanka Cusub ee Uganda

Barnamijka Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa dowladda Uganda oo magaalada Muqdisho u dirtey ciidan gaar ah oo hawshoodu noqon doonto ilaalinta shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo xafiisyadooda magaalada Muqdisho.

Faaqidaadda: Istaraatiijiyadda Howgallada Milatari ee Socda

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay istaraatiijiyada howlgallada milatari ee kadhan ah ururka al-Shabaab.

Faaqidaadda: Dagaalka ka Dhanka ah al-Shabaab

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay howlgallada militari ee ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ka dhanka ah al-Shabab. Ciidamadan ayaa Shabab ka qabsaday magaallooyin dhowr ah.

Faaqidaadda Todobaadka iyo Arrimaha Haweenka

Barnaamijkeena todobaadkan waxaan ku faaqidaynaa xaalaadda iyo duuruuufha nololeed ee haweenka Soomaaliyeed .

Faaqidaadda: Ammniga Muqdisho.

Barnaamijka Faaqidaadda todobaadku wuxuu ku saabsan yahay Ammniga magaalada Muqdisho oo waayahan Qaraxyo ku soo cusboonaadeen.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka:

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadku wuxuu ku saabsan yahay xaaladda Nabadgelyo ee Magaalada Muqdisho.

Faaqidaadda: Muranka Golaha Wakiilada Somaliland

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhawaan ka dhex abuurmay xubnaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, oo ismari-waa xoog badani uu ka jiray toddobaadyadii u dambeeyey.

Faaqidaadda Toddobaadka: Amniga Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxan kusoo qaadanaynaa xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo xiliyadii dambe uu weerar kaga imanayey dhinaca ururka Alshabab, iyada oo gantaalo lagu soo tuurayey habeeno isxig-xiga.

Faaqidaadda Toddobaadka: Hanaanka Federaaliga

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakan waxan kaga hadlaynaa sida Federaalka ama awoodda oo gobolada loo dhaadhiciyey ay uga shaqeyn karto Somalia, maaddaama illaa iyo hadda la isla fahmi la'yahay waddadii la qaadi lahaa.

Faaqidaadda: Ku Biirista Ethiopia ee AMISOM

Barnaamijka Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegeynaa go’aanka ciidamada Ethiopia ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Faaqidaadda: Isbeddelka ka Dhacay Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay doorashadda RW hore ee Soomaaliya loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland.

Faaqidaadda Todobaadka: Doorashada Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa doorshada madaxtinimada oo bisha dambe ka dhici doonta Puntland.

Faaqidaadda: Heshiiska Xisbiyada Somaliland

Barnaamijka Faaqidaada Todobaadkan waxaan ku eegaynaa Heshiiska ay gaadheen xisbiyada siyaasiga ah ee Somaliland.

Hore 

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...