Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Soomaaliya Ma Aha Ansax


Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in doorashada waddanka ka socota ay hadheeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, ku takri-fal awoodeed iyo cabsigelin.

Waraysi khaas ah oo uu siiyey VOA ayuu ku sheegay inay diiwaangeliyeen ilaa lix kursi oo musharraxiinta haatan ku fadhida ay kusoo baxeen qaab sharci aan ahayn.

Haaruun Macruuf ayaa ku waraystay khadka telefoonka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey dhibaatooyinka ka taagan dhinaca musuqmaasuqa ee doorashooyinka.

Hanti-Dhowraha Qaranka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:12 0:00

XS
SM
MD
LG