Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Jeneral Xijaar oo Af-Soomaali iyo Af-Hindi ku heesaya


Xijaar
Xijaar

Barnaamijka Caweyska Washington waxa aan toddobaadkan kusoo qaadaneynaa qeyb kale oo ka mid ah wareysi dheer oo Caasha Ibrahim Aaden ay la yeelatay taliyihii hore ee booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Qeybtanna waxaa ku jirta Xijaar oo ku heesaya Af-Soomaali iyo Af-Hindi.

Caweyska Washington: Jeneral Xijaar oo Af-Soomaali iyo Af-Hindi ku heesaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG