Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida oo Soo Dhaweeyay Go'aanka Mareykanka


Soomaalida Minnesota
Soomaalida Minnesota

Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.

Hey’ada Socdaalka Mareykanka ayaa ku wargelisay Safaaradda Soomaaliya ee magaaladan Washington, in Soomaalida aanan sharciga ku heysan Mareykanka aanan laga soo xiri doonin guryahooda ama goobahooda shaqo.

Nur Hassan Nur Bukhaari ayaa warbixintan ku eegaya.

Dhageyso warbixinta Nur uu ka diyaariyey Soomaalida Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

XS
SM
MD
LG