Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Daacish oo Saddex Qof Gowracday


ISIS flag
ISIS flag

Saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa 5 qof oo mudo 6 casho ka hor ay gaari kala degeen ururka Daacish garbkiisa uu hogaamiyo C/qaadir Muumin oo ku sugan buuralayda degmada Qandala ayaa gelinkii danbe ee xalay waxaa madaxyadooda la soo dhigay tuulada Karin oo 53 km u jirta degmada Qandala.

Dhinaca kale waxaana weli la la’yahay laba nin oo da’ ahaan la sheegay in ay rag waa weyn ahaayeen oo ka mid ahaa dadka la afduubtay.

Weriaha VOA ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay ka waraysatay abaanduulaha ciidamada Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Maxamed Salaad (Gorayacowl).

Daacish oo dad gowracday
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

XS
SM
MD
LG