Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorka Soomaalida Norway ee Gurmadka Abaaraha Soomaaliya 


Ubah Abdullahi Aden, xubin ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha dalka Norway
Ubah Abdullahi Aden, xubin ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha dalka Norway

Hey’adaha aanan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ee dalka Norway iyo madaxda jaaliyada Soomaalida Norway, ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Oslo waxay kaga hadleen sida ugu wanaagsan ee kaalmo deg deg ah loo gaarsiin karo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.

Xubnihi ka qeybgalay kulankaasi waxaa ka mid aheyd Ubax Cabdullaahi Aadan oo ah siyaasi ka tirsan xibiga Shaqaalaha dalka Norway, sidoo kalana horay usoo noqotay xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Oslo.

Wariyaha VOA-da Nur Hasan Nur Bukhaari oo qadka telefoonka kula xiriiray Ubax, ayaa ugu horeyn weydiiyey waxyaabihi ay uga hadleen kulankooda.

Wareysiga Ubah Abdulahi Adan ay la yeelatay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00


XS
SM
MD
LG