Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Jeediyey Khudbadda Amniga Qaranka


Obama
Obama

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaley jeediyey khudbadiisii ugu danbeysey ee ammaanka qaranka.

Madaxweynaha ayaa sheegey in dhanka ammaanka waxyaabaha ay Mareykanka ka qabteen ay ka mid tahay howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ay ka wado AMISOM oo Mareykanku dhaqaale ku caawiyo isagoo ka digey in Muslimiinta la faquuqo.

Warbixintan waxaa khudbada madaxweynaha ka diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.

Khudbadda Obama
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00

XS
SM
MD
LG