Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carte oo Diiday Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Madasha


Maxamed Cumar Carte
Maxamed Cumar Carte

Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka taleefanka ugu waramay.

Wareysi; Maxamed Cumar Carte
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG