Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay taariikhda boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyo dilkii suxufi Jamaal Khaashaqji loogu gaystay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, ooh al sano ay kasoo wareegtay.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhaqaalaha Al-Shabaab kasoo gala canshuurta ay ka qaaddo gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Kuwo kale