Kusoo dhowaada Barnaamijkii Galka Baarista, oo ku saabsan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu baarayo shaqaalaha dowladda Soomaaliya.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay 50 guuradii kasoo wareegtay afgambigii Soomaaliya ka dhacay October 21, 1969-kii ee dowladdii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay xukunka kula wareegtay.
Barnaamijka Galka Baarista oo la hadlay dhinacyo kala duwan ayaa soo bandhigaya xogta Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi oo 28-kii September ay booliska Kenya bartooda twitter-ka ku qoreen inuu dalkooda soo galay.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xogta Basiira Cabdi Maxamed oo ah gabadhii lagu eedeeyey inay fulisay qaraxii 24-kii July ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.
Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Taariikhda Islaamka ee gobolka Geeska Afrika, waana geybtii 3-aad
Dad badan Soomaali ah oo ay ku jiraan haween ayaa ku biiray maleeshiyada ururka Daacish ee sannadihii 2014-ilaa 2016-kii qabsaday dhul badan oo ku yaala waddamada Siiriya iyo Ciraaq.
Kuwo kale