Sarkaal ka tirsan xafiiska QM ee UNSOS ayaa Amisom ku eedeysay inay xadgudubyo galmo ka gaysato xerada OPD oo ku dhex-taalla xarunta Xalane ee Muqdisho.
Hay’adda WHO waxay Galka Baarista u sheegtay in cudurrada aan la is-qaadsiin ee Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin geerida 32% guud ahaan Soomaaliya.
Barnaamijkii galka Baarista waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa canshuuraha ay Al-Shabaab ka qaadaan gaadiidka iyo badeecooyinka ganacsatada iyo habka ay u fuliyaan.
14-ka October 2017-ka waa maalin xusuus iyo murugo ku reebtay Soomaalida. Waa maalintii babauur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa uu ku qarxay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii ay soo baxday in mashruucaas si xun loo maamulay.
Soomaalida Itoobiya waxa mar kale hortimid fursad taariikhi ah oo ay mustaqbalka gobolka kaga qaadan karaan go'aammo dhaxal-gal ah.
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax.
Kuwo kale