Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee Haweenka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Aamino Maxmed Mursal.
Waxaa jira dumar badan oo iyagoo hooyo ah, xaas ah, haddana wax barta si ay u kororsadaan aqoontooda, ugana mira dhaliyaan hadafka ay ku doonayaan inay noqdaan hooyooyin aqoon leh oo wax tara ubadkooda iyo bulshada ay la nool yihiin.
Muran iyo is fahmi waa muddo soo jiitamayay oo ka dhex taagnaa maamulka ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyntii dhalyay in kulan ka dhacay magaalada Muqdisho lagu doorto guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub oo la sheegay in ay badalayaan masuuliyiinta xilalkaasi horey u haysay.
Saadkii 2017-ka ayaa dhowr maalmood oo ka mid ah, ay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda federaalka ah ee dalka Maraykanka waxa ay Il gaar ah saareen dadka ka safraya dhowr garoomo diyaaradeed oo ku yaala dalkan Maraykanka.
Kuwo kale