VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo saddex qeybood ka kooban oo ku saabsan Qoraalkii farta Af-Soomaaliga.
Abwaan/ Fannaan Cabdi Aadan Xaad, Cabdi Qays waxaa Djibouti kula kulantay Sahra Cabdi Axmed
Barnaamijka caweyska ee ugu dambeeya sanadka 2016ka waxaad kaga boggan doontaan sheekooyin xiisa gaar ah leh
Waxyeelada Internetka oo si khaldan loo adeegsado ay u leedahay dhalinyarada, ardayda iyo kaalinta ay ku qaadato burburka qoyska.
Ku soo dhawaada Barnaamij gaar a oo ku saabsan fankii hore iyo kii maanta, waana barnaamij loogu talagalay munaasabadda ciidda.
Barnaamij faneedkan gaarka ah waa mid madadaalo ah oo aan ugu talogalnay in aan idinkula damaashaadno munaasabadda Ciiddul Fitriga, waxaana aad kaga bogan doontaan heeso kala duwan.
Kuwo kale