VOA ayaa idiin soo gudbinaysa taxane ka hadlaya burburka qoysaska Soomaalida ee Qurbaha.
Afar Barnaamij oo Taxanane ah oo ku Saabsanaa Caqabadaha Nabadda Somalia Iyo Sida Looga Gudbi Karo Ayey VOA Todobaadkan Idiin Soo Gudbisay.
Waa barnaamijyo taxane ah oo afar qeybood ka kooban kuwaasoo ka hadlaya horumarka dhulka Miyiga Soomaaliya.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa ku jira heeso macaan oo qaar badan oo idinka mid ah ay si wayn u jecleysan doonaan.
Hambalyada iyo Heesaha
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan salaamaha iyo hambalyada ay isu diraan dhageystayaasheena, iyo heeso macaan.
Aas Aaskii laanta Af Soomaaliga ee VOA ayay ka soo wareegtay todoba sanadood.
Halkan waxaad ka daawan kartaan qayb ka mid ah Kulan dadweyn oo ay VOA ku qabatay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa marti ku ahaa Ra'isal wasaaraha Somalia, waxaana uu ku saabsanaa ka hortagga askaraynta caruurta.
Kuwo kale