Waa laba barnaamij oo gaar ah oo aan dib ugu eegeyno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya iyo caalamka 2012.
Waa barnaamiyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida.
Waa barnaamijyo taxane ah oo aynu ku eegayno Dhismaha Nabadda Soomaaliya.
VOA waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa barnaamijyo taxane ah oo ka kooban afar qeybood kuwaaasoo ka hadlaya dhibaatada iyo dilka lala beegto weriyayaasha ka howlgalla gudaha Soomaaliya.