Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka. Waxa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka oo aan diiradda ku saareyno shirarka Sacuudiga uu ku baaqay ee Maka. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.
Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka. Waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha ka bixidda Ingriiska ee Midowga Yurub. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa soo jeedinaya.
Kusoo dhawaada Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkaan marti ku ah Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar. oo ka hadlaya waxbarashada Soomaaliya iyo murankii dhawaan ka dhashay Imtixaanaad la sheegay in la xaday.
Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka oo aan maanta oo kale idin soo tebinno.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti ku ah, xoghaya guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliya ee loo soo gaabiyo NUSOJ, Maxamed Ibrahim Nur Macallimu.
Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkaan marti innoogu ah Prof. Asli Cali Kulane oo bare ka ah jaamacad ku taalla dalka Sweden.
Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah Madaxa gaadiidka gurmadka ee Amiin Ambulance ee Magaalada Muqdisho
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah, madaxa arrimaha bulshada ee shirkadda Hormuud Cabdlla Sheekh Maxmuud.
Barnaamijka Martiga Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti innoogu ah Abukar Hiraabe Aden oo ka mid ah waxgaradka Soomaalida kunool dalka Canada.
Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan ka-qeyb-qaadashada Soomaalida ee siyaasadda dalka Finland
Kuwo kale