Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkan marti ku ah Barni Nur oo ka mid ah musharraxiinta Soomaalida ah ee u tartamaya doorashada Baarlamaanka Sweden.
Barnaamijka Martida iyo Makarafoonka waxaa todobaadkaan innoogu marti ah, Wasiirkii hore ee Dastuurka iyo Caddaalada Dowlada Federaalka Soomaalia.
Barnaamijka Martida iyo Makarafoonka waxaa marti u ah Sheekh Maxamed Sheekh Adan. Waxaa soo jeedinaya Ridwan Xaaji C/wali.
Barnaamijka Martida iyo Makrafoonka waxaa marti inoogu ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah madaxa xisbiga Wadajir.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti ku ah maamulaha shirkadda xawaaladda Dahabshil, Cabdirashid Ducaale.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaan toddobaadkan ku marti ah, Siciid Cabdullaahi Dani, oo ahaa wasiirkii hore ee Qorsheynta & Iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya oo ka hadlaya waxyaabihii ka soo baxay shirkii Brussels.
Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdirashiid Cali Shucaac oo ah madaxa Hay'adda Rajo Community Rights oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda Soomaalida Ethiopia
Barnaamijka Matida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale oo ka hadlaya suuqa xorta ah ee dhawaan Djibouti laga furay
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti innoogu ah Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Maamul Goboleedka Hirshabelle, Ifrax Cumar Salad.
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti inoogu ah todobaadkan, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxman Ducaale Beyle.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti noogu ah Gudoomiyaha Akadeemiyad-Goboleedka Af Soomaaliga Prof.Maxamed Daahir Afrax.
Kuwo kale